Ku soo dhowow Tartanpass
Waa madal casri ah oo isu keenta ciyaartoyda eFootball ee Soomaaliya, halkaas oo tartan, xirfad iyo xiiso ay isku biiraan.
๐ฎ Ku biir hadda, samee kooxdaada, kuna bilow safarkaaga guusha!

โฝ Tartamada Ugu Muhiimsanโ
Halkaaan waxaad ka heleysaa Dhamaan Tartama, Efootball Somalia. Waxaan idin sameynay Tartamo kala duwan, horyaalo kala duwan ee katar jumaayo Degmooyinka Dalka kaag ahaan gobolka benaadir, oo aan ka dhignay (17 Degmo gobolka benadir)
Abaalmarinno iyo Fursado๐ฐ
๐ฎ Ku Biir Tartanpass

1. Diiwaangeliso
Buuxi foomka diiwaangelinta (magac, email, dooro league).

2. Ku dar Koox
Samee ama dooro kooxaada oo buuxi xogta lagama maarmaanka ah.

3. Ciyaar & Ku Guulayso
Ka qaybgal jadwalka, raac xeerarka, hel dhibco oo guuleysto.
๐ฎ Ku Biir Tartanpass
Samee akoonkaaga ciyaaryahan&Dooro tartanka aad rabto
Ku dar koox, iyo ciyaar & Ka qaybgal, hel dhibco, kuna guulayso koobka!๐
๐ฑ Dhammaan tartamada waxaa lagu maamulaa nidaam online ah oo fudud, si degdeg ah ayaadna u arki kartaa natiijooyinka
Maxaan kuu haynaaโ
Tartamo si xirfad leh loo habeeyey Abaalmarinno lacag iyo coins ah oo la bixinayo ๐ฐ Jadwal ciyaareed oo toos ah ๐ Si toos ah u daawo kulamada waaweyn ๐ฅ Kala-sarrayn rasmi ah oo nidaamka dhibcaha ku saleysan ๐
Daawo Live ๐ฅ
Waxaan si joogto ah u baahinnaa kulamada ugu xiisaha badan ee eFootball.
โก๏ธ Raac kanaalkayaga YouTube si aad u aragto ciyaaraha, wareysiyada iyo xafladaha abaalmarinta.